Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wacad kumaray in qof aan dadka danihiisa ka shaqay naysnin in ay sii fadhiyaan kuraasta dowladda.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dadkaasi ay booska u baneeyaan dhalinyarada Puntland ee udiyaarsan horumarinta dalkooda.
Waxa uu sheegay in si adag ay ula dagaalami doonaan dadka musuq maasuqa ka shaqeeya iyo kuwa awooda lasiiyay ku takrifala.
Dhegayso.
COMMENTS