Madaxweyne Siciid Cabadilaahi Deni oo dib ugu soo laabtay maanta magaalada Garoowe ayaa ka hadlay tanaasulaadkii Puntland ay ka samaysay khilaafkii ku salaysnaa hanaanka doorashada Soomaaliya ee udhexeeyay Puntland iyo DFS.
waxa uu sheegay in Puntland ay diyaar utahay kaalinteeda in ay ka qaadato dowlad dhiska Soomaaliya.
Madaxweynaha kama uusan hadlin safarkii Nayroobi ee uu uga ambabaxay Muqdisho.
COMMENTS