Dhawaan ayay ahayd markii ay Wasaarada Warfaafinta Puntland ay soo saartay go’aan ah in boorarka xafladaha, goobaha ganacsiga loo adeegsato qorlaadaha Afsoomaaliga.
Hadab madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku farayo Hay’adaha dowladda ku dhaqanka iyo adeegsiga Afsoomaaliga.
Akhriso.
COMMENTS