Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Daahfurka Madasha Howlgalinta Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland (Warbixin)

Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Daahfurka Madasha Howlgalinta Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland (Warbixin)

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta, Ururka Suxufiyiinta Puntland MAP iyo Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland waxaa looga hadlay dardargelinta Guddiga Warbaahinta oo maanta la daah-furayo.

Guddiga Warbaahinta Sare oo ah 7 xubnood ayaa ka kooban Dowladda, Ururka Suxufiyiinta Puntland, Dallada Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland iyo Ururka Qareenada Puntland, waxaana ka mid noqonaya Shaqadooda diiwaangelinta iyo Aqoonsiga qofka weriye noqonaya, qaadista dacwadaha la xiriira Warbaahinta iyo Anshaxmarintooda.

Xasan Baashe ayaa ka waramaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com