Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga dabagalka iyo Tirakoobka hantida dawladda dhegayso )

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga dabagalka iyo Tirakoobka hantida dawladda dhegayso )

Madaxweynaha dowladda Puntland mudane Siciid C/laahi Deniya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga dabagalka iyo Tirakoobka hantida dawladda’ Guddigaas oo loogu tagalay inay gollaha hor keenaan warbixin ku aadan hantida Dowladda.

Dhegayso.
Audio Player

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com