Madaxweyne Deni oo safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay.

Madaxweyne Deni oo safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta  dalka dib ugusoo laabtay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay.

Madaxweynaha waxaa kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Goleyaasha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com