Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay jaaliyadda Somaliyeed ee kenya la hadlayeey ayaa ka hadlay talaabooyinka ay ku guulaystay xukumadda uu hoggaaminayo.
Sido kale Mudane Farmaajo ayaa weraar afka ah ku qaaday qaar kamid ah siyaasiyiinta dhaliila dowladdisa,isagoo sheegay in ay jiraan siyaasiyiin dacayad raqiis la wareegaya guddaha dalka.
Halkan Hoose kadaawo Khudbada Madaxweynaha ee Nairobi
COMMENTS
ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.
Ilmo Natanyahu.