Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dalacsiyey Ciidanka maamulka Gobalka Banaadir,kadib Munaasabad lagu qabtay Muqdisho.
Wariye Cabdiraxmaan waaberi ayaa Warbixintan muqdisho ka soo diray.
COMMENTS