Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) waxaa uu qaaday masuuliyadda xanaaneynta carruurta agoon ah oo ku jira xarun lagu xanaaneeyo oo ku taal degmada Afgooye, Gobolka Shabeelaha Hoose.
Agaasimaah warfaafinta Madaxtooyada Cabdinuur ayaa booqday halkaasi waxaa uu ku wareejiyey masuuliyiinta xarunta lacag Madaxeynuhu ugu talagalay in caruurtaasi ku ciido, ilma kasta waxaa kusoo aaday $110.
DHEGAYSO
COMMENTS