Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxaa maanta kadhacday Munaasabad balaaran oo lagu xusayo 12-ka April oo ah sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Munaasabada waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo , Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre , Wasiiro, Xildhibaano katirsan labada Aqal, Saraakiil ciidan iyo Marti sharaf kala duwan.
HOOS KA DHEGAYSO CODKA MADAXWEYANAH
COMMENTS
DALJIR WAA DHAGIHII SOOMAALIIDA WAAN LASOCDAAH MARWAL BA GOOLIS SEE ALOKU GARAB GAL WAAGARAB GASHADAD KA SOOMAALIYEED