Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta Magaalada Muqdisho uga qeyb geli doona Munaasabadda lagu xusayo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliya oo ah 15-ka May oo Xaflado lagu xusayo ay ka dhacayaan Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka Qaarkood.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Ubaxyo dhigi doona Taalooyinka Daljirka-Dahsoon iyo Taalada SYL.
DHEGAYSO
COMMENTS