Madaxweynaha dowladda Federaalka Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaaladda Cadaado ee xarunta Galmudug halkaas oo si diiran lagu soo dhaweyaay.
Madaxweynaha waxaa cadaado kusoo dhaweyaay Xildhibaano ,Wasiiro,Madaxda Galmudug iyo shacabka Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug.
Hoos kadhegayso codka Madaxweyne Farmaajo
COMMENTS