Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa beddalay Taliye Kuxigeenkii hore ee Ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Siciid Axmed Kadiye.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyey Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) in uu Alle u fududeeyo gudashada howlaha muhiimka ah ee horyaalla.
Wareegtada Madaxweynaha oo salka ku haysa dadaallada joogtada ah ee sare u qaadista amniga iyo dib u habaynta laamaha ammaanka ayaa dhaqan galaysa laga bilaabo caawa oo Talaado ah 01-da, Oktoobar 2019.
COMMENTS
NUURKA.
POLITICAL ANALYST.
KHABIIR KU TAQASUSEY WAXA LOOGU YEERO ARGAGAXISDA.
.-.-.-.-.-.-.-.-..-…..
WAR LA HELYAA TALO LA HEL..
…………………….
**************************.
MAGACAABISTA TALIYE XIGEENKAAN & MARKA LAYSLA XIRIIRIYO IIDHEHDII MARAYKANKA EE AHAYD ALSHABAB BAA SOO WEERARAY BALIDOGLE & BISHAAN OKTOBAR OOLAGU XASUUSTO QARAXII ZOOBE INTAAS MARKA LAYSA XIRIIRIYO WAXAA KUUSOO BAXAYSA IN QARAX KALE LUSOO WAJIHAN YAHAY UMADDA SOMALIYED E MASAAKIINTA AH QARAXAAS OO AYSOO AGAASIMEEN KOOXDA XALANE,BALIDOGLE,NISA,iwm IYAGOO KU GUURAYA ALSHABAB,ISIS.OK,
XASUUSNOOW IN AY HUWEN WADA SHAQAYSTA YIHIIN KOOXAHAAN:(ISIS,CIA,ALSHABAB,MI6,MOSSAD,XALANE,BALIDOGLE,NISA).WAXA KALIYA EE AY GAME-ka KU CIYAARAYAANA YIHIIN SHACABKA SOMALIYED,
OK,SHAEEGASHADII WEERARKII BALIDOGLE WAXAAN U ARKAA INUU AHAA IIDHEH & SUUQGEYN QARAX UDHIGMA KII ZOOBE OOKALE OO AYSOO WADAAN HUWANTAAS LOCAL-ka & INTERNATIONAL-ka AH BISHAAN GUDAHEEDA,ISKA JIRA SOMALIYEY.
HADUUBA DHACO WAXAA INOO EG IN AYNU KU DAREERO XALANE & BALIDOOGLE DABADEEDNA KU QASABNO INAYNU ALBAABADA ISUGU DHUFANO,WAAYO?MA AQBALI KARO IN DHIIGEENU NOQDO WAX AY GAME KU CIYAARAAN KOOXO IS HUWAN OO WADA SHAQAYSTA ISUNA SOO BAHAYSTAY DHIIGA SHACABKA..
OGOOW MAGACOWGA TALIYAAH,SHEEGASHADA WEEERARKII BALIDOGLE & BISHAN OKTOBAR MARKA LAYSKU GEEYO WAXAA KUUSOO BAXAYSA IN LOO BEEN GUURAYO SHACABKA SOMALIYEED,WAXAANA ARKAA IN LA DHAMAYS TIRAY QORSHAHA HALAAGA SHACABKA,WAXAAN DHAHAYAA SHACABKU HA FEEJIGNAADAAN,QARAXII DHACA BISHAN BALIDOGLE,XALANE,NISA,& MADAXTOOYADA BAA AGAASINKA QARAXAAS LEH,MA AQBALI KARO QARAX KII ZOOBE OO KALE AH AMA QARAX AY SOO WADA AGAASIMEEN(CIA,MI6,ALSHABAB,ISIS,XALANE,BALIDOGLE,MADAXTOYADA,NISA,iwm).
FARMAAJO LOOGU DULQAADAN MAAYO QARAX DANBE OOKII ZOOBE OOKALE AH ,XUSUUSNOOW WAA SANADGUURADII LABAAD EE QARAXII ZOOBE BISHAN OKTOBAR,LAN YAQBAL.
ISKA JIR:
ALSHABAB+CIA+MI6+UNSOM+BALIDOGLE+NISA=ONE.
ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICES.
TRUMP SAYS:OBAMA He is FOUNDED of ISIS,,,,!!!!true story,Recoding 2016.
MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO…(Paris)!!!!.100% proof….
EDWARD SNOWDEN SAY:OSAMA BEN LADEN…..STILL ALIVE BAHAMAS……!!!.(OBAMA didn’t kill OSAMA BEN LADEN.sure!!!).
ISRAEL DID 9/11 proof,.9/11 IN SIDE JOB.(9/11 ANTI MUSLIMS)WE KNOWS 11/9/2001.
JAMES F.SAY:CIA is FUNDING ISIS….
Fiiro Gaara:-
I SAID:
WAX ARGAGAXISO LADHAHAA MA JIRTO,HADAY JIRTANA WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV.XAQIIQ. LKN HADAAD MAQASHO ISIS,ALQACIDA,ALSHABAB,BOKO,ALNUZRA,YPG,WAA UUN KOOXO YARYAR OO QANDARAASLAYAAL AH OO LA SHAQAYSTA CIA,MI6,MOSSAD,ISI,iwm.OOLOOGU TALAGAY DHAMAYNTA,DHIBAATAYNTA SHACABKA SOMALIYED $BLYNS-na LAGUSIIYO DAADINTA DHIIGA SHACABKA,GAWRACA SHACABKA SOMALIYED EE MASAAKIINTA AH.
HADIIBA QARAX DHACO WAA IN SHACABKU KU DAREERAAN XALANE,BALIDOGLE,MADAXTOOYADA,& XARUNTA NISA,HADAYNAAN ISKA QABAN WAXAAN INOO HESHIIYEY SAASAA GAWRACA,QAXA,QARXINTA,DILKU INOOGU SOCONAYAA!!!!!!.
FURA INDHAHA.SOMALIYEEY INTAYNU ISKU MAQNAYN BAA NALAKU MAQNAA..!!!!…..