Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyeey faragalinta Itoobiya ku hayso somaaliya (Daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo shaaciyeey faragalinta Itoobiya ku hayso somaaliya (Daawo)

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaaciyay ina 30-Sanno kahor fargelin lagu haayay Soomaaliya sigaar ah ay ku heysay Dowladda Federaalka Itoobiya faragelin toos ah Arrimaha Soomaaliya.

Farmaajo waxa uu sheegay in uu la kulmay dhowr Sano kahor Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Xayle Mariam,isla markaana uu ka dalbaday inay joojiyaan faragelinta ay ku hayaan dalka Soomaaliya.

Hayeeshee uu sheegay in taasi ay dhalisay heerka Maanta ay soomaaliya joogto iyo xiriirka tooska ah ee dhanka Siyaasada oo ay la leedahay Wadamada Gobolka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com