Madaxweyne Farmaajo oo u yeeray madaxdii maamulada kalsoonida kala noqday (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo u yeeray madaxdii maamulada kalsoonida kala noqday (dhegayso)

Ayada oo ay maanta ay madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya ee ku shirsan Kismayo ay kalsoonidii kala noqdeen hoggaanka Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre ayaa haddana isla maanta waxa uu Madaxweyne Farmaajo shir wadatashi ah ugu yeeray isla Madaxdii Dowlad Goboleedyada ee kalsoonida kala noqday.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shirka iclaamiyey in uu ka dhici doona magaalada Muqdisho 17ka ilaa 18ka Sebteembar, 2018, loogana wada tashan doonaa dardargelinta hawlaha muhiimka ah ee horyaalla Golaha Amniga Qaranka.

Wax kasta filo, warbixintana waxaa inoo haya Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com