Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qiray in Siyaasada Arrimaha Dibada ee dowladdiisu ay aad u hoosayso loona baahan yahay in ay dowladdu ay ka yeelato Siyaasad cad isbadalka wayn ee ka dhacay geeska Afrika iyo culska ka so wajahay wadamada khaliijka .
Wasiirka wasaarada arimaha dibada ayuu ku amray in wasaaradiisu ay la timaado siyaasad qeexan oo la jaan qaada caalamka intiisa kale .
Madaxweynaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dal walba ay dowladdu ka yeelato Siyaasad cad .
Dhegayso.
COMMENTS
Ceeb wayn ayay ahayd in warar iyo go,aamo anlaga fiirsan lagu dhaqaqo. Sida xirirki xumaday
Ee canada iyo sucudiga u dhaxeye. O dowladu admodo inay sucudiga ku rali garay nayse. Tagto daye timada qabo farmajo