Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas oo shalay abaalmarino ku gudoonsinayeey Boosaaso ciidamo ka qayb qaatay sugida iyo adkaynta amaanka ayaa amaan usoo jeediyeey dhamaan ciidamada qalabka sidda ee Puntland .
Madaxweyne Gaas ayaa ku amaanay ciidamada Difaaca Puntland siday habeen iyo maalin ugu soo jeedan siday u difaaci lahayeen shacabkooda amaankana u sugayaan ,wuxuna sheegay in dowladda Puntland abaalmarino siin doonto ciidamadda dadaalka dheraadka ah ku dara howlgaladda ay wadaan.
dhegayso codka Madaxweyne Gaas
COMMENTS