Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta iskushaandhayn ku sameeyey golihiisa xukuumadda wuxuuna magacaabay wasiiro, wasiir kuxigeeno, wasiiru dowlayaal iyo wasaarad aan horay u jirin. Warbixinta waxaa inoo haya Axmed Sheekeeye.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS