Madaxweyne Gaas ma ka dhabeyn doonaa in “Puntland kuwii aqoonta lahaa ka soo tageen … qofkii baxsan karay soo baxsaday … oo ay isugu hareen intii aan aqoonta lahayn.”

Maanta waxa ay ahayd maalin musharrixiinta u hanweyn xilka Madaxweyne Puntland 2019 ay shacabka Puntland iyo Wakiiladooda la qaybsadaan qofka ay yihiin, waxa ay aaminsanyihiin, waxa ay soo qabteen iyo waxa ay qaban doonaan. Berri waa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Puntland. Shalay iyo shantii sano ee la soo dhaafay waxa ay ahaayeen waqti lagu … Continue reading Madaxweyne Gaas ma ka dhabeyn doonaa in “Puntland kuwii aqoonta lahaa ka soo tageen … qofkii baxsan karay soo baxsaday … oo ay isugu hareen intii aan aqoonta lahayn.”