Madaxweyne Gaas oo Dib Puntland ugu Soo Laabtay (Sawiro)

Madaxweyne Gaas oo Dib Puntland ugu Soo Laabtay (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Puntland,kadib gudashada Waajibadaka Xajka.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa Waxaa kusoo dhaweyeey Caasimada Ganacsiga Puntland ee Bosaaso Maamulka gobalka Bari ,kan degmadda Boosaaso ,Saraakil Ciidan, Wasiiro ,Xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Boosaaso.

Gaas oo Saxaafada kula hadlay qaybta Nashada ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ayaa sheegay in uu ku maqnada gudashada Waajibadka iyo kulamo uu la qaatay madaxda Sucuudiga oo uu kala Hadlay xirirka u dhexeeya labada dhinac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com