kulan looga Hadlayay Nabada Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Galkacyo kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay Madxwaynaha Puntland. Mamulada Gobolka Mudug ee labada dhinac, Nabadoono, wasiro kala Tirsan puntland iyo Galmudug iyo bulshada Rayidkaa
Warbixintan waxaa Gaalkacyo kaso diray Wariye shaafici Cabdulqaadir Warsame
COMMENTS