Madaxwayanaha Puntland Gaas oo ka qaybgalay shirkii madaxda dowlada somaaliya iyo kuwa m amul goboledad ayaa m anta lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkayo. Gaas ayaa ka warbaxshay safarkisii iyo qodobadii ka soo baxay madasha shirka.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS