Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa ayaa waxaa lagu sheegay xiliga ay dhacayso doorashada madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkisa .
Wareegtada madaxweynaha ayaa waxaa lagu xusay in xiliga uu furmayo kalfdhiga Baarlamaanka Puntland , doorashada gudoomiyaha golaha wakiilada iyo xiliga la soo magacaabayo gudiga khilaafaadka.
Madaxweynaha ayaa ku baaqay in Beeluhu ay dhexdooda soo xaliyaan wixii khilaafaad ah ee ka dhexjira .
Halkan ka akhriso.
COMMENTS