Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad heer sare ah ka jeediyay kulankii jaaliyadda London iyo madaxda dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in la joogo xilligii midnimada dadkuna ay wada Farmaajaysan yihiin.
“Caawa dhamaanteen wa wada farmaajeysanahay, waxaan leenahay marka Farmaajo noo wada geeya”ayuu yiri Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha maamulka Puntland.
DAAWO KHUDBAD CAJIIB AH OO MADAXWEYNUHU JEEDIYEY
https://youtu.be/DUItR7JjhoU
COMMENTS
maaaha allaah midnimada iyo wada shaqayntu waannoo muhiim
maaaha allaah midnimada iyo wada shaqayntu waannoo muhiim
waan wada faramaaajesanahay
walahi aad ban uga helay khudbada mudane gaas sanad Somali oo dhan wey farmaahaysn tahay guuul Somalia
Waa ahmed cadde jooga glkcyo
Khudbadi gaas aad ayaan ula dhacay
Waxana qaba in maanta lajoogo xiligii midnimada iyo isku tashiga
azc daljir mnsha allh waaa zuugaynna insha allh mar zoomalia ooi midowdy gacmahana iz qabsaty wxn filaya shirka mnta london ka furmaya inlooga hadli doono waxyabo badn oo danaha umadda zoomaliyed ku jiraaab
Run Ahaantii hadalka kasoo yeeray Abdiwali Gaas madaxweynaha puntland aad bay ii dhiiri galisay Waana hadal qalbiyada shacabka soomaaliyeed taabatay thanks Daljir 0907412301
Run Ahaantii hadalka kasoo yeeray Abdiwali Gaas madaxweynaha puntland aad bay ii dhiiri galisay Waana run oo shacabka soomaaliyeed saqiir iyo kabiirba waaa ay wada farmaajaysan yihiin illhy shirka London haka dhigo kiii lagu Caano maalo thanks Daljir
0907412301