Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayey sanadguuradii 60-aad ee kasoo wareegtay markii ay xoriyadda qaateen gobolada Waqooyi ee Soomaaliya taasoo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
FAALLOOYIN & FALCELIN