Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane: Cali Daahir Ciid iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal, iyo Marwada Madaxweynaha JFS Maama Seynab Mo’alin, ayaa gaaray Magaalo xeebeedka Gobalka Mudug ee Hobyo.
Halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyey.
Marwo Seynab Mo’allim ayaana Magaalada Hobyo ka dhagax dhigtay xarun si Bilaash ah loogu daaweyn doono hooyada iyo dhallaanka
Diwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS