Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Camey oo Hambalyo u diray xildhibanada Cusub ee PL (dhegayso)

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Camey oo Hambalyo u diray xildhibanada Cusub ee PL (dhegayso)

Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey Madaxweyne ku xigeenka Puntland haddana ah Musharrax Madaxweyne Ku xigeen Puntland 2019 oo Caawa lasoo xiriiray Radio daljir ayaa hambalyo u diray Golaha Wakiiladda Cusub ee Puntland 2019.

Camey ayaa sheegay in uu u Rajeynayo Guul iyo inay soo doortaan Madax dalka iyo dadkaba wax tarra,isago iska fogeyeey in Xubnahan Cusub faragalin ku samaysay dowladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com