Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa Saaka Garowe ka daahfuray xafiis lagu daryeeli doono dadka la nool ama qaba cudurka HIV/AIDS.
Masuuliyin kala duwan aya oo kasocda Hay’aada Puntland u qaabilsan HIV/AIDS ,ayaa ku sugnaa madasha laga furayeey xafiiska.
Camey ayaa soo dhaweyeey Xafiiskan ,isago sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu xariga kajaro xafiiskan cusub .
dhegayso codka Camey
COMMENTS