Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaa Karaash ayaa gaarey magaalada Galkacyo halkaas oo mamaulka degmada iyo Taliska qeybtu ay ka qeyb galeen soo dhaweyntiisa .
lama shaacin waxyaabaha uu daaran yahay safarka Axmed karaash, oo Khilaaf dastuurka la isu cuskay kala dhexeeyo Madaxweynaha Puntland Siciid cabdullaahi Deni.
Karaash ayaa dhawaan gudi u magaacay soo baara shaqadaii uu ku dhaawacmay Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad iyo Taliye kuxigeenkii qeybta .
COMMENTS