Magaalada Garoowe ayaa waxaa laga furay hotel casri ah, iyadoo furitaankii hoteelkan ay ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Puntland , Guddoomiyaha Barlamaanka ,xubno ka socday dowaldda oo ay ka mid ahaaa wasiirka Arrimaha Guddaha , ganacsato, culummo, waxgarad iyo dadweyne kale.
Wariye Axmed Sheekeeye oo ka qayb-galay warbixintaan inoogu eegaya arrintaasi .
COMMENTS
asc daljir wa hormar lagu farxo wadadka malin waxa ku soo kordha wax casriga mnsha allah
waa horumar waayo waa loobaahanyahay in wadanka dhaqaale lageliyo
waa horumar waayo waa loobaahanyahay in wadanka dhaqaale lageliyo
Waaaaaaaw