Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonada Gobalka Mudug

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonada Gobalka Mudug

Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan la qaatay Qaar kamida Nabadoonada iyo Waxgaradka gobolka Mudug.

Kusimaha Madaxweynaha ayaa nabadoonada uga mahadceliyay kaalinta wanaagsan ee ay ka qaataan nabadda iyo horumarka gobolka.

Kulanka waxa ka qayb galay Duqa degmada Gaalkacayo iyo Wasiir ku xigeenka Amniga Dowladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com