Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa shaqadii looga joojiyey taliyaha ciidanka Booliska Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax (Ereg).
COMMENTS