Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska Puntland.
Munaasabadda tababarka lagu soo xirayeey waxaa ku sugnaa wasiirka Maaliyadda Puntland iyo saraakil ciidan oo ka tirsan Puntland.
COMMENTS