Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa saaka safar ugu baxay Dalka Turkiga.
Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, kusii sagootiyey xubno isugu jira Goleyaasha Dowladda iyo saraakiil Madaxtooyo.
Diwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS