Madaxweyne ku xigeenkii Hore Puntland Camey oo ka Tacsiyadeyeey Geeridii Janaaral Carays (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenkii Hore Puntland Camey oo ka Tacsiyadeyeey Geeridii Janaaral Carays (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Camey oo lasoo xiriiray Radio daljir ayaa tacsi u diray shacabka Puntland iyo eheladdi uu ka geeriyooday Marxuum Janaraal Cabdulaahi Cali Mire Carays oo Garoowe ku geeriyooday.

Camey ayaa sheegay in ahaa Carays Waddani usoo halmagay Puntland iyo Umadda Somaliyeed,qoyski iyo ehladi uu kabaxay ayuu tacsi tiraanyo leh u diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com