Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo booqday Wasaarada Waxbarashada

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo booqday Wasaarada Waxbarashada

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa maanta Kormeer Shaqo ku tagay Wasaarada Waxbarashada ee Dowlada Galmudug.

Madaxweynaha waxaa Wasaarada ku so dhaweyay Wasiirka Wasir kuxigeenka waxana u soo marsiyay qaybaha ay ka kooban tahay Wasarada.

Wasiirka ayaa sheegay in Wasaarada ay hormar waweyn ay sameysay afartii sano ee la so dhafay sida

1-Dhismaha 22 School oo si Casri ah u dhisan
2-Schoolo jiray oo lagu daray 120 Fasal
3-Dhismaha Casriga ah ee Wasarada
4-Kordhin Ardayda adaa Waxbarashada oo awal 27 kun ahaa Hadana ah 110 kun oo arday
5-Shaqo Abuur Gaaraya 100%50
Halkan Sanadkaan 2024-2025 ay u qorshaysan tahay Mashaaric badan

Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay Shaqado muuqata ee u qabsontay Wasaarada waxana u kula dardaarmay in Sanadkan la sii
Labo jibaaro shaqada lo hayo Shacabka Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com