Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Muqdisho kula kulmay safiirka Sucuudiga ee Soomaaliya

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Muqdisho kula kulmay safiirka Sucuudiga ee Soomaaliya

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo maalmahan howlo shaqo u jogay Magalada Muqdisho ayaa la kulmay Safiirka Wadanka Sucudi Carabiya ee Somalia Ahmed bin Mohammed Al-Mawlid.

Labada Masul waxay ka wada hadleen Iskaashi ay yeeshan labada dhinac gaar ahaan Arimaha Waxbarashada,Dhoofka Xoolaha nool iyo Horumarinta Biyaha .

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa waxaa u ka mahadceliyay Shaqada Qiimaha badan ee uu safiirku hayo iyo Mashaaricda Hay,ada King Salman ay ka wado guud ahaan Somalia gaar ahaan Galmudug sida Biyaha iyo Gargaarka dadka ay abaaruhu sameyeen iyo Dhismaha iyo dayactirka goobaha lagu cibaadaysto iyo kuwa kale oo badan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com