Wafdi u hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Galmudug Ali Dahir Ali Eid ayaa manta galinka hore ku wajahan Magaalada Laascanood ee Xarunta Maamulka Khaatumo State
Madaxweyne Ali Eid waxaa u la
kulmi doona Madaxweynaha Maamulka Khaatumo iyo Goleyaasha Kala duwan ee Khaatumo State
Sido kale waxaa u kulan gaar ah la yeelan doona Golaha Dhaqanka Khaatumo,Dhalinyarada iyo Haweenka Khaatumo State.
COMMENTS