Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo xil kaqaadis iyo magacaabi sameeyay

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo xil kaqaadis iyo magacaabi sameeyay

Wareegto ka soo baxday Xafiiska kusimaha Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ahna Madaxweyne ku xigeenka 2aad Cabdidirir Xaaji Maxamuud ayaa xilalkii looga qaaday guddoomiyaasha degmooyinka Baardheere iyo Luuq ee gobolka Gedo halka guddoomiyaal cusub loo magacaabay.

 

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com