Madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa maanta kulan la qaatay Isimada dhaqanka SSC oo ay ka wada hadleen xaalada guud ee deegaanada, si gaar ah xasuuqa baahsan ee Soomaaliland ka wado magaalada Laascaanood.

COMMENTS