Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Cisbitaalka Garoowe ku booqday dhaawacyaddi Laascanood laga keenay.

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Cisbitaalka Garoowe ku booqday dhaawacyaddi Laascanood laga keenay.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xalay Isbitaalka Somcare ee Garoowe ku booqday qaar ka mid ah Shacabkii kusoo dhaawacmay xasuuqa Maamulka Somaliland ku hayo Bulshada magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

“Isbitaalka Somcare Garoowe waxaan xalay ku booqday qaar kamida Shacabka ku wax-yeeloobay Xasuuqa Somaliland ka wado magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com