Shirka Caalamiga ah ee ganacsiga Turkiga iyo Afrika ayaa ka furmay magaaalada Ankara ee dalkaTurkiga.
shirkan waxaa Puntland uga qaybgalay madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash iyo wafdi wasiiro ah oo uu hogaaminahay.
Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cisman Karaash ayaa sheegay in shirkaani ay faa’iido weyn ka helayaan Ganacsatada Soomaaliyeed,isla markaana uu muhiim u yahay kuwa doonaya maalgashiga.
wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.
COMMENTS