Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Qaabilay Wafdi Kasocda IRC

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Qaabilay Wafdi Kasocda IRC

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda International Rescue Committee (IRC), oo ka kooban Ku-xigeenka Madaxa Hay’adda (IRC) Ciaran Michael iyo Madaxa Hay’adda (IRC) ee Soomaaliya Richard Crothers.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com