Madaxweyne kuxigeenkii hore Danjire Cabdixakiin Camey oo digniin kasoo jeediyey xaalada Puntland

Madaxweyne kuxigeenkii hore Danjire Cabdixakiin Camey oo digniin kasoo jeediyey xaalada Puntland

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Danjire Cabdixakiin Camey oo digniin kasoo jeediyey xaalada Puntland lana hadlay Madaxweynaha, Mucaaradka, Isimada iyo Dawlada Imaaraadka Carabta, Dawlada Imraadka ayuu uga digey arimaha Puntland dhexdeeda ah inay dhexdhexaad ka ahaato.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com