Madaxweyne laftagareen oo Guddoomiyaha Shabeelaha hoose Magacaabay

Madaxweyne laftagareen oo Guddoomiyaha Shabeelaha hoose Magacaabay

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax.

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koofurgalbed ayaa waxaa xilkii loogaga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolkaas Maxamed Ibrahim Barre, iyadoo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay Ibrahim Adan Najax.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com