Madaxweynaha K/Galbeed ayaa magacaabay guddi u xilsaaran Baarista Dhacdadii 9kii Bishan August 2019 ka dhacday magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu dilay ganacsade caan ka ahaa magaalada iyo 5 qof oo kale.
dilkan ayuu horay waxa uu madaxweynaha ugu eedeeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo.
Akhriso.
COMMENTS