Madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa maanta Booqday goobihii dhaca iyo boobka laga gaystay ee magaalada Jigjiga , waxaana uu ka raaligaliyay bulshada dhibta soo gaartay inti ay sha,qaa qadu socotay .
Haddaba waxaa goobta ka hadlay Madaxweynaha iyo dadkii hantidooda ay ku burburtay magaalada .
COMMENTS