Madaxweyne Mustafe Cagjar oo gudi u saaray shaqaaqadii ka dhacday Jigjiga (daawo)

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo gudi u saaray shaqaaqadii ka dhacday Jigjiga  (daawo)

Madaxweynaha dowladd deegaanka Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa  gudi u saaray shaqaa qadiid maalin ka hor ka dhacday  magaalada Jigjiga oo ay ku dhinteen ilaa iyo sadax qof , taas oo dhexmartay Soomaalida dowladd deegaanka Itoobiya  iyo Qoomiyadaha kale ee degan dalkaasi Itoobiya .

Madaxweynaha ayaa sheegay in cidii ay ku cadaato in ay soo abaabushay shaqaaqadan sharciga la soo taagi doono.

Halkan ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com