Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) Md. Mustafe Muxumed Cumar ayaa u ambobaxay gobolada DAAWA iyo LIIBAAN, waana safarkiisii u horreeyey ee uu ku tagayo goboladaas. Ujeedada socdaalka Madaxweynaha ayaa lagu macneeyey indho-indhayn xaaladaha ay ku suganyihiin shacabka labada gobol.
In kasta oo aan weli la shaacin, laakiin socdaalka Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu ku sii fidi doono
gobolada QORAXEY iyo SHABEELE.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS