Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo maanta kormeer dayactir lagu samaynayo jidadka dhexmara madaxtooyadii hore (Sawirro)

Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo maanta kormeer dayactir lagu samaynayo jidadka dhexmara madaxtooyadii hore  (Sawirro)

Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar ayaa soo kormeeray maanta dayactir lagu samaynayo jidadka dhexmara madaxtooyadii hore ee Deegaanka Soomaalida looga arimin jiray.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com